Tani waa kuu muhiim adiga. Fadlan aqri.
Ogeysiis! Importante para Usted, por favor léalo. Please read!
Announcements brought to you by Cultural Bridges of St. Joseph, a committee of Central Minnesota Community Empowerment Organization. We are dedicated to ease your transition into our community.
•••
Cultural Bridges is sponsoring a summer soccer program for all children who live in and around St. Joseph. This will be for children going into second grade through eighth grade. The information to register will be in the next issue of the Newsleader.
The format will be a half-hour practice and a half-hour game two nights per week. The cost will be $40 per child.
The season will run from June 16 to Aug. 8. Each child will need to bring a soccer ball and shin guards.
We are also looking for referees. Anybody going into ninth grade or older can be a referee. Referees will get paid. The referees will get trained and need to do a background check.
Please watch for more details in the next Newsleader. Email us at StJoeSoccer5@gmail.com if you would like to know more, have any questions or want to communicate with us by email.
We are planning on playing soccer this summer even though the coronavirus is keeping us home now. Hopefully by June this will be behind us.
•••
Koronafayraska Cusub ee 2019
Koronafayraska Cusub ee 2019 (COVID-19) waa cudur neef-mareen oo ku dhaca dadka oo uu sababo fayras cusub. Wuxuuna ku faafi karaa qof ka qof. Fayraskan ayaa markii ugu horraysay laga helay magaalada Wuhan, ee dalka Shiinaha, wuxuuna hadda ku faafay waddamo badan oo u ka mid yahay Maraykanka.
Maadaama u kani yahay fayras cusub, wali waxa jira waxyaabo aynaan aqoon, laakiin maalin kasta waxaa soo ifbaxa waxyaabo cusub oo ku saabsan cudurka COVID-19.
Kooxaha ama faydhorka caafimaadka guud ee Minnesota ayaa arrintan u qaata si culus oo u qorsheysanaya suurtagalnimada inay jiri doonaan dad u ku dhaco.
Iska ilaali qaadashada fikradda ku saabsan qofka aad u maleyneyso inuu jirran yahay, sababtoo ah fayraskan ma xulanayo cidda uu ku dhacayo.
Calaamadaha
Dadka la xaqiijiyay inay qabaan cudurka COVID-19 ayaa leh jirro neefsasho dhexdhexaad illaa mid daran ah oo leh calamaado ay ka mid yihiin:
▪ Qandho
▪ Qufac
▪ Neefsashada oo gaabis ah
Dadka yarha dareemaya cudurka COVID-19 waxay joogi karaan guryahaooda inta uu xanuunku hayo. In aad daryeel caafimaad u baxayso mooyeeni gurigaada ku ekoow. Waxaad la xirrirtaa dhakhtarkaaga haddii aad u baahantahay daryeel caafimaad.
Ka Hortag u samee naftaada iyo bulshadaadaba
Siyaabaha ugu wanaagsan ee aad iskaga ilaalin karto cudurka COVID-19 waa inaad samayso isla waxyaabaha aad samayso inaad iskaga ilaaliso durayga iyo hargabka:
▪ Gacmahaaga marwalaba ku dhaq saabuun iyo biyo.
▪ Guriga joog markaad xanuunsantahay.
▪ Dabool afkaaga iyo sankaaga markaad qufacaso.
▪ Nadiifi oo jeermiska ka dil meelaha iyo dusha ah ee aad taabato had iyo jeer.
Ogow wax intaa dheer
Ka hel macluumaadka ugu dambeeyay ee ku saabsan cudurka COVID-19 barahan internetka:
▪ Waaxda Caafimaadka Minnesota Koronafayraska Cusub ee 2019 (COVID-19) (www.health.state.mn.us/diseases/coronavirus/index.html).
▪ Xarumaha Xakameynta iyo Ka Hortagga Cudurka ee Koronafayraska Cusub ee 2019 (www.cdc.gov/coronavirus/2019-ncov/index.html).
•••
If you have any questions, please contact Juliana Howard at 715-791-8976 or Jamal Elmi at 320-310-2351.